DAAWO:Horjooge Al Shabaab kasoo goostay oo sir badan Fashilay

Sheekh Cabdulaahi Sheekh Maxamed oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed Islamarkaana kasoo Goostay Nabad diidka Kooxda AlShabaab ayaa ka hadlay dhibaatada iyo hagar daamada kooxda Al-Shabaab ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, isagoo xusay in kooxda ay markasta maleegaan shir qoole lagu gumaadayo shacabka.

Share This: