Kulamada Caawa ee Champions League iyo Saacadaha ladheeli doono

Waxaa Caawa ladheeli doonaa kulamo aad u Xiiso badan oo u dhaxeeya kooxaha dheelaya Wareega Sideeda ee koobka Horyaalada yurub Waxaana iska Hor imaan doono kooxo aad u adag oo mid waliba doonayo in uu Gaaro Semifinalka koobkaan oo ka mid ah kuwa ugu Xiisaha badan ee Caalamaka oo dhan laga dheelo.

Hadaba Caawa yaa Fooda isdari doona>

9:45 Paris Saint Germain vs Manchester City

 

9:45 Wolfsburg vs Real Madrid

Share This: