Kulamada Champions League ee Caawa iyo Saacadaha ay bilaaban doonaan

Waxaa Caawa qaarada yurub laga dheeli doonaa lugta Kulamada Wareega 8 da ee koobka Horyaalada yurub Waxaana dhici doona Cayaaro aad u adag oo Natiijooyin layaab leh ay ka soo baxeen Waxaanan la Saadaalin karayn sida ay wax noqon doonaan.

Hadaba Cayaaraha Caawa dhacaya iyo Saacadaha ay bilaaban doonaan?

9:45 Manchester City vs Paris Saint Germain——- Lugtii Hore 2-2 Gool

 

9:45 Real Madrid vs Wolfsburg—————- Lugtii Hore 0-2

Share This: