Kooxda Barcelona Oo Dhar Baaxo Looga Saaray Champions League

Kooxda kubada cagta Barcelona ayaa Waxaa soo Gaaray Guuldaro aad u Xanuun badan oo looga Saaray koobka Champions League Waxaana ka badisay oo sixun u garaacday Naadiga Atletico Madrid.

Barcelona oo ahayd kooxdii difaacanayasay koobka Horyaalada yurub ayaa Waxaa lagu Garaacay 2-0 Goolashaas oo uu kadhaliyey Weeraryahanka dalka France ee lagu Magacaabo Antoine Griezmann.

Naadiga Barcelona ayaa loo arkaa in ay Ceeb kaga hareen koobkaan Waxaana Xidigaha u dheela ee MSN ay dhalin Waayeen Xitaa 1 Gool oo kooxdooda Rajo u yeela.

Qaabkii Cayaarta.

ATLETICO XI: Oblak, Juanfran, Godin, Lucas, Filipe Luis, Augusto (Savic 93), Gabi, Saul, Koke, Griezmann (Correa 90), Carrasco (Partey 74) 

Subs not used: Moya, Gamez, Kranevitter, Vietto

Scorer: Griezmann 36, 88

Booked: Gabi, Godin, Correa, Koke

BARCELONA XI: Ter Stegen, Alves (Sergi Roberto 64), Mascherano, Pique, Alba, Busquets, Rakitic (Arda Turan 64), Iniesta, Neymar, Suarez, Messi 

Subs not used: Bravo, Douglas, Bartra, Adriano, El Haddadi

Booked: Suarez, Neymar, Iniesta, Turan 

Referee: Nicola Rizzoli (Italy)

Share This: