Test TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay

14570499_1823025207931186_4317882500606427027_nTest TRAVEL & Tourism AGENCY: Xafiis cusub oo tigidhada jara oo caasimadda Muqdisho oo laga furay

Xafiis cusub oo la magac baxay Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY oo tigidhada adduunka oo dhan laga jaro ayaa waxaa laga furay caasimadda dalka Muqdisho , iyadoona xafiiskaasi ay diyaar kuugu yihiin dad khibrad dheer u leh tigidhada.

Shirkadda Test TRAVEL & Tourism AGENCYTRAVEL AGENCY ayaa leh shatiga aqoonsi ee caalamiga ah kaas oo diyaaradaha adduunka

Adeegyo cusub oo aan horay loogu arag meelo kale ayay shurkadani lasoo baxday, iyadoona adeegyadaasi ay ka mid yihiin in ruuxa jaranaya tigidh dalalka Yurub gudeheeda ah aanan wax kharash ah la dul saareynin tigidhkooda.
Xafiiska wuxuu sidoo kale macaamiisha ka cawinayaa buuxinta form-ka visaha safaradaha.

 

14570499_1823025207931186_4317882500606427027_n

Share This: