C/raxmaan Faroole oo baaq u diray Madaxeynaha Soomaaliya{DHAGEYSO}

faroole1-600x310-70x70Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay Dagaalka Magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeya Maamulada Puntland iyo Galmudug.

C/raxmaan Faroole oo hadda ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud inuu si deg deg ah u soo kala dhexgalo Maamulada Puntland iyo Galmudug/

“Madaxweyne Xasan Sheekh asagaa Dalka Madaxweyne ka ah,waxaa laga doonayaa inuu yimaado Gaalkacyo oo si deg deg ah uu uga qeyb qaato Joojinta dagaalka ayuu yiri Xasan Sheekh.

Share This: