Midawga Yurub oo siiyay Ciidamada Kenya ee AMISOM qeybta ka ah Lacag ka maqneyd

kenya-somalia-al-shabaab-story-top-640x330-70x70Midowga Europe ayaa 198 Million oo Shilinka Kenya ku Qarasha gareeynaya Ciidamadda Kenya eek u Sugan Soomaaliya kadib Todobo Billood oo hakad ku jiray Lacagtaasi.

Warqadaha ogolaanshaha lacagtaaan ayaa muujinaya in Doowladda Kenya ay lacagtaan heshay Bishii September, waxaayna hayd Bishii Feberuary ee Sanadkaan MArkii ugu Dambeeysay ee Midowga Europe ay lavag siiyaan Ciidamadda Kenya eek u sugan Soomalia.

Doowladda Kenya ayaa QM Kaheshay 4.2 Million oo shillinka Kenya ah Todobadda billood ee ugu Horreeysa Sanadka Soosocda waxaayna uga Baahneeyd 6.4 Million Taasi oo kadhigan in Doowladda Kenya ay 2.2 Maillion oo Shillinka Kenya ah ay Kabixi Doonto Daqligeeda Si loo Hello mushaar ku Fillan Ciidamadooda ku Sugan Soomalia.

Ku Dhawaad 4000 Ciidammo kenyaan ah ayaaku sugan Soomalia ku waasi oo kamid Ciida Howlgalka midowga Africa ee Soomalia AMISOM,  Bulshadda Caalamka ayaa$1,028 oo Dhiganta 103,828, oo shilinka Kenya ah Siisa Askari kasta oo Katirsan Ciidamadda Amisom Bilwalba.

Share This: