Dhamaan Kulamada Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

european-leagues-4Waxaa Caawa lacayaari doonaa Kulampo Xiiso badan oo ay dheelayaan kooxaha kala duwan ee yurub Gaar ahaan waxaa laga dheelayaa Cayaaraha adag dalalka England iyo talyaaniga.

Hadaba yaa dheeli doona Caawa?

EFL Cup

09:45 Southampton vs Sunderland
09:45 West Ham United vs Chelsea
10:00 Manchester United vs Manchester City
———–
October 26
09:45 ChievoVerona vs Bologna
09:45 Fiorentina vs Crotone
09:45 Inter vs Torino
09:45 Juventus vs Sampdoria
09:45 Lazio vs Cagliari
09:45 Pescara vs Atalanta
09:45 SSC Napoli vs Empoli
09:45 Sassuolo vs Roma
———
October 26
10:00 Leonesa vs Real Madrid

Share This: