Daawo Sawirada Madaxweynaha Galmudug oo la Kulmay Safiirka Turkiga u Fadhiya Somalia”

03-9sidii dowlada Turkiga ay u Garab istaagi laheyd Shacabka Galmudu kuwaasi oo Dagaal Adag kula jira Kooxda shabaab oo deegaano badan ku sugan.

Waxaa kaloo madaxweynaha ka codsaday sidii loo Caawin lahaa shacabka Galmudug dhanka Waxbarashada iyo Dhanka Caafimaafka.

Mudug24 Muqdisho03-902-1001-12

Share This: