Daawo Sawirada Shactarka La Keenay Dekada Hobyo ee Loo isticmaalidoono Qalabka kasoo Dagidoona Dekada”

shactar5Dekada Hobyo Waxaa kasoo Degay Qalab Muhiim ah kuwaasi oo loogu Tala Galay isticmaalka Dekada Hobyo kaasi oo Habeenka Xalay Halkaasi soo Gaaray’

Shactarka oo Ah Mid Muhiim ah Waxaa Keenistiisa iska Kaashaday Ganacsato Reer Galmudug Ah Waxana uu Dhawaan ka Shaqa Bilaabayaa Dekada hobyo.

Sida Masuuliyiin ka Tirsan Galmudug ay Mudug24 u sheegeen Waxaa la Filayaa in Dekada Hobyo la keeni Shactaro kale oo Muhiim ah kuwaasi oo Dekada Hobyo loo isticmaalayo’

Dhanka kale Waxaa la Filayaa Dhawaan Dekada Hobyo in Dhismaheeda la Bilaabo Taasi oo Dhisayaan Ganacsato Dalka Ciraaq ka Socota Ay dhisyaan.

ugu Danbeyn Tan iyo Markii Madaxweynaha Galmudug uu shaaciyay in dekada Hobyo la Dhisi karo Waxaa Arintaasi Tartan Xoogan ugu JiraGanacsato Reer Galmudug ah iyo kuwa kale kuwaasi oo Doonaya in Dekada Dhisaan,

Daawo Sawirada

shactar1shactar2shactar3shactar4shactar5shactar6shactar7shactar8shactar9shactar10

Share This: