Daawo sawirada War degdeg ah oo naga soo gaaray Aagga dagaalka Gaalkacyo iyo Risaas la maqlayo…

am2-640x360Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in rasaas goos-goos ah laga maqlayo Jiidaha hore ee dagaaka magaalada Gaalkacyo, gaar ahaana Galbeedka fog ee magaalada.

Wararka ayaa sheegaya in ay ciidamada Punland ka jawaabeen rasaas ay ku rideyn ciidanka Galmudug inkastoo ay adag tahay xog saxan in aad ka hesho Aagga dagaalka.

Xaalada ayaa ka duwan maalmihii hore waxaana muuqata in labada dhinac aysan u caabooneyn dagaalka oo ay ogaadeyn in dhib mooyee aysan faa’ido ku jirin.

NAGA FILLO MARWALBA WARKII CUSUB EE SOO KORDHA:

am1am2am3am4am5am6am7am8am9

Share This: