warbixin ku saabsan Dilaaga caalamiga ah C/raxiim Ciise Caddoow.

14947832_10154703576414583_8584625789646322457_nC/raxiim Ciise cadaw waxa ay juffo hoose Yahiin Madxwaynihii hore ee soomaaliya shariif sheekh Axmed.
waxa uu ka soo shaqeeyey shirkadihii taleefoonada iyo xawaaladaha mid ka mid ah ee ugu horeeyey dalka kana hawl bilaabay magaalada Muqdisho burburkii dalka ka dib isaga oo aan tacliin badan lahayn, waxa uuna uga sii gudbay maxkamadihii islaamiga ahaa ee qaarkood isu bedelay argagixiso caalami ah.
waxa uu C/raxiim Ciise Ka noqday Afhayeen maxkamadahaas maadaama uu ahaa nin aan caqli badan oo kala cishada uusan lahayn, waxa uuna subax walba iyo habeen kasta uu taagnaan jiray raadiyayaasha maxaliga ah waxa uuna ka sheegi jiray dhibaatooyinka ay bulshada u gaystaan maxkamdahaas jaantaa waranka ku shaqeeynayey
xilka uu ka haayey C/raxiim Ciise maxkamadahaasi ma ahayn mid fudud waxa uuna ka mid ahaa ragga ugu sarsareeya, haddana ugu qiimo badnaa maxkamadahaas.
laakiin markii guushii waynayd la gaaray ee maxkamadihii ku guulaysteen qabashada dalka C/raxiim waxa uu ku soo baxay meel aan laga filanayn, waxayna asxaabtiisa iyo qaraabadiisa la yaabeen xil la’aanta ku dhacday iyo weliba aqoonsi la’aantii uu kala kulmay,
xitaa C/raxiim Cise waa uu ku qaday xildhibaanadii gaarayey shanta boqol iyo dheeraadka ahayd taana waa caqli darada uu qof ahaan u dhashay.
taas bedelkeedana waxa uu sheekh shariif ka dhigtay gacan yare aan lagu kalsoonaan karin.
C/raxiim Ciise waxa uu ahaa ninkii ugu dambiga badnaa ee maxkamdihii islaamiga waxa uu sheegtay in ka badan 70 qarax iyo dilal qarsoon oo aan ka tira yarayn, haddan waxa uu isaga qancay in yar oo lacag ah iyo u qidmaynta Shariif sheekh Axmed.
nin ka shaqeeya mid ka mid ah hay’adaha xawaaladaha. waxa uuna kala goostay lacag fara badan maxkamadihii qabiilka ee hogaamiya koxeedyada ayaana lagu dacweeyey laakiin hay’addii xawaaladda kuma guulaysan in ay xaqeeda ka hesho ninka la yiraahdo C/raxiim Ciise caddoow, waxa uuna hoos galay beeshiisa iyo Mooryaan qatar ah oo uu la lahaa gacan saar
intii uu agaasimaha idaacadda ka ahaa C/raxiim ciise cadaw waxa uu jawr fal ku sameeyey shaqaale fara badan iyo kuwo kale oomaleegay dilkooda
wariyayaasha gacantiisa qarsoon ku naf waayay waxaa ka mid ah .
max’ed ibraahim raage, xasan yuusuf Absuge iyo nin farsama yaqaan sare ka ahaa wasaaradda warfaafinta oo la yiraahdo Axmed Shariif
waxaa la sheegay in C/raxiim uu ahaa ninkii shirqoolay
Laso Qeybta Labaad

Share This: