Bashiir Raage shiiraar oo Isku Soo Sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya *Daawo*

Musharax madaxweyne bashiir raage shiiraar ayaa maanta kulan wada tashi ah la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada….. Kulankaan ayaa ahaa mid hersare loo soo agaasimay islamarlana ee kasoo qeyb galeyn siyaasinta waxgaradka abwaano haween iyo marti sharaf kale kaa oo lugu soo dhaweynaayay musharx bashiir raage ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho Kulanka ayaa goob joog ahaa musharax madaxweyne bashiir raage waxana intii uu kulanka socday lugu lafa guray sidii ee u garab istagi lahayeen islamarkana u tageerilahayeen beesha mudolood musharaxa xilka madaxtinimada dalka kulanka ayaa kusoo gaba gaboobay jawi wanaagsan

 

Share This: