About US

WARAR MEDIA IS INDEDPENDENT MEDIA ORGANIZATION.

 

Warar media was lunched on the 1st of March 2015, and it is nonpartisan media organization, which does not sides with any political party and any religion sector.

Warar media’s policy is impartiality, accuracy and unbiased.

Warar media has enormous sources of news outlets of which most of them are undisclosed because of security reasons.

Warar media has also stringers in all over the regions in somalia. Warar media has as well the ambition to come up with print, visual and audio.

Warar media comes under Somali News Agency which is also a media agency which functions just like the international media agencies.

Warbaahinta Warar waa Hay’ad Madaxbanaan.

Warbaahinta Warar waxay Hawadda soo gashay 1-dii March ee Sannadkan, Waana Hay’ad Warbaahin oo ka madax banaan Dhinacyadda Siyaasadda iyo Kooxo Diimeedyadda. Waxayna ku shaqaysaa Hadaf ku salaysan Dhexdhexaadnimo, Sugnaan, Eex la’aan.

Warbaahinta Warar waxay leedahay Illo Wareedyo kala duwan oo qaarkood ay qarsan yihiin sababo la xiriira Amniga Noloshooda, Waxay sidoo kale leedahay Wariyaal u kala jooga Goboladda Dalka Somalia. Waxayna higsanaysaa Hay’addu inay hirgaliso Warbaahin xooggan oo isugu jirta Mid Daabacan, Maqal iyo Muuqaal.

Warbaahinta Warar waa Hay’ad Warbaahineed oo hoos tagta Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed (Somali News Agency) oo ah Wakaalad Madaxbanaan oo u shaqaysa sida Wakaaladaha Wararka Caalamiga ah.

Tifaftiraha Warbaahinta Warar

info@warar.net

Share This: