A murderer in a safe heaven

A murderer in a safe heaven

After the collapse of the revolution regime in the country inter-clan fights has erupted in the country, and afterwards the warlords signed peace agreement to form a central interim government system which were formed in Djibouti and Kenya. This has stopped the inter-clan fighting in the country, but this has given golden opportunity to the […]

Xog Xasaasiya: GACAN KU DHIIGLE GABBAAD

Xog Xasaasiya: GACAN KU DHIIGLE GABBAAD

kadib dhicitaankii dowladii kacaanka oo dalkeena ay ka dhaceen dagaalo sokeeyo oo ugu dambeyntii hogaamiye_yaasha Soomaalidu ay saxiixeen heshiis Dib loogu yagleelayo dowlad dhexe,islamarkaana dalalka Jabuuti iyo Kenya lagu soo dhisay dowlado KMG ah ayaa waxaa meesha ka baxay dagaaladii qabaa’ilka ee ay hogaamiye_yaasha geed fadhiga u ahaayen,hase ahaatee waxaa taasi ay fursad siisay kooxo […]

Feejignaanta Wariyayaasha iyo Bartilmaameedsiga Argagixisadda. W.Q:- Abdiaziz Mohamud Guled”Afrika”

Feejignaanta Wariyayaasha iyo Bartilmaameedsiga Argagixisadda. W.Q:- Abdiaziz Mohamud Guled”Afrika”

Argagixisaddu waxay tiro ka 4 jeer Qaraxyo la bartilmaameedsadeen Wariyayaal. taasoo ah fariin ay doonayaan inay ku aamusayaan Warbaahinta Somalia, markii ay iska diideen Wariyayaashu inay uga tagaan Mihnadooda Dilalka ay mudada dheer la daba joogeen Argagixisaddu si Kali Kali ah ay ugu bartilmaameedsan jireen Wariyayaasha. Qarixii ugu horeeyay ee Wariyaal si Wadar ah loola […]

Somalia and the terrorist .

Somalia and the terrorist .

Somalia has been for a period of longtime battling with terror movement which has connection with Alqaida [Alshabab]. For years this extremist and radical group has been carrying out terror acts in the country [Somalia] and its neigbours, this evil acts have left terror instincts in the hearts and minds of the Somalis and the […]

Muqdisho: Magaaladii Xudduudda.

Muqdisho: Magaaladii Xudduudda.

W/Q Hassan Ali Dhaaley Magaalada Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya, waana halka looga talinayay dalka muddo aad u fog, magaaladu waxay waqti ahayd caasimadaha ugu wanaagsan Qaaradda Afrika. 1991-kii markii dagaaladu ka curteen dhowr bilood kadib waxaa ay yeelatay xudduud kala barta dhexdeeda kadib markii dagaal qaraar uu dhex maray dadkii magaalada degenaa. Xudduudkaas ayaa loogu […]