Dhamaan Kulamada Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

Dhamaan Kulamada Caawa iyo Saacadaha Geeska Africa ee ay bilaaban doonaan

Waxaa Caawa lacayaari doonaa Kulampo Xiiso badan oo ay dheelayaan kooxaha kala duwan ee yurub Gaar ahaan waxaa laga dheelayaa Cayaaraha adag dalalka England iyo talyaaniga. Hadaba yaa dheeli doona Caawa? EFL Cup 09:45 Southampton vs Sunderland 09:45 West Ham United vs Chelsea 10:00 Manchester United vs Manchester City ———– Serie A October 26 09:45 ChievoVerona vs Bologna 09:45 Fiorentina vs Crotone 09:45 Inter vs Torino 09:45 Juventus […]

Hordhaca Group G Ee Champions League: Leicester City Oo Raadineysa Guusheedii 3aad Ee Isku Xigta Halka FC Porto Aysan Weli Badinin.

Hordhaca Group G Ee Champions League: Leicester City Oo Raadineysa Guusheedii 3aad Ee Isku Xigta Halka FC Porto Aysan Weli Badinin.

Kulanka: Leicester City v København Garoonka: King Power Stadium Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Nicola Rizzoli (Italy) Markii seddexaad, Leicester City ayaa kulan Champions League ah ciyaareysa iyadoo guuldarro culus ay ka soo gaartay horyaalka Premier League. Kooxda Claudio Ranieri ayaa ku dhibtooneysa inay soo bandhigto qaab ciyaareedkii ay horyaalka ku qaadeen xilli ciyaareedkii […]

Hordhaca Group F Ee Champions League: Real Madrid & Borussia Dortmund Oo Caawa U Tartamaya Hogaanka Group-ka.

Hordhaca Group F Ee Champions League: Real Madrid & Borussia Dortmund Oo Caawa U Tartamaya Hogaanka Group-ka.

Real Madrid v Legia Warsaw Garoonka: Santiago Bernabeu Waqtiga: 9:45pm Saacada Geeska Afrika Garsoore: Ruddy Buquet (France) Kooxda Real Madrid ayaa wadada guusha ku soo laabatay isbuucaan ka dib afar kulan oo isku xigta oo ay barbaro galeen tartamada oo dhan iyagoo 6-1 ku xasuuqay kooxda Real Betis horyaalka La Liga, tababare Zidane ayaase ka […]

Jose Mourinho Oo Weerar Toos Ah Ku Qaaday Liverpool & Jamaahiirtooda Ka Dib Barbarihii Ay Kooxdiisa Man United Ku Gashay Anfield.

Jose Mourinho Oo Weerar Toos Ah Ku Qaaday Liverpool & Jamaahiirtooda Ka Dib Barbarihii Ay Kooxdiisa Man United Ku Gashay Anfield.

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in Liverpool aysan aheyn koox cajiib ah sida ay saxaafada ka dhigayeen ka dib markii ay kooxdiisa barbaro goolal la’aan ah ku qabteen kooxda Jurgen Klopp. Kulan fursado yar la iska helay oo ka dhacay Anfield, kooxda martida loo ahaa ayaa waxaa inta badan caqabad ku noqday habdhismeedka […]

Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha La Dheeli Doono

Kulamada Galabta iyo Caawa Saacadaha La Dheeli Doono

Waxaa Galabta iyo Caawa la dheeli doonaan kulamo aad u Xiiso badan o ka kala tirsan Horyaalada kala duwan ee qaaarada yurub waxaana dhici doona Cayaaro aad u Xiiso badan. Premier League 03:30 Tottenham Hotspur vs Southampton   06:00 Liverpool vs Watford   06:00 Manchester City vs Arsenal ——- Serie A 01:30 Roma vs ChievoVerona 04:00 Atalanta vs Udinese 04:00 Carpi vs Lazio 04:00 Fiorentina vs Palermo 04:00 Frosinone vs Sassuolo […]

Manchester City Oo Laga Reebay Horyaalka Yurubka

Manchester City Oo Laga Reebay Horyaalka Yurubka

Kooxda Manchester City ayaa ku guuldareysatay in ay gaarto finaalka horyaalka Yurub, ka dib markii ay 1-0 ooga adkaatay kooxda Real Madrid, lugtii labaad ee ciyaarta nus dhammaadka. Goolka Real ayaa dhashay ka dib markii kubad uu soo tuuray Gareth Bale uu sii saray Fernando oo Man City ka tirsan. Manchester ayaa u baahneyd barbaro […]

Bayern Munich Oo Champions League Laga Reebay

Bayern Munich Oo Champions League Laga Reebay

Kooxda Kubada Cagta Bayern Munich ayaa lasimantay Record Horay ugu yaalay Naadiga dalka England Manchester United koobka Champions League,ka dib markii ay ku badiyeen Garoonkooda 12 kulan oo Xiriir ah. ‘Bayern Munich oo Guul ka Gaartay Kulankii ay xalay la dheeleen Naadiga Spain ee Atletico Madrid,ayaa Cayaartaas in kastoo ay uga Hareen koobkii hadana Waxay ahayd mid […]

Leicester City oo Horyaalka Ingiriiska Qaaday

Leicester City oo Horyaalka Ingiriiska Qaaday

Kooxda Leicester City ayaa markii ugu horreysay taariikhdeeda waxay ku guuleysatay horyaalka kubadda cagta ee Ingiriinska, kadib markii kooxda Tottenham ay barbar dhac la gashay Chelsea.   Kooxda Leicester City oo la aas-aasay muddo haatan laga joojo 132 sano, guusha ay koobka ku guuleysatay uu u yahay mid taariikhi ah. Kooxdu waxay ka mid ahaan jirtay kooxaha […]