DAAWO: Dalal Caan ah oo aqbalay Baasaboorka SOMALIA & Taliye koofi oo xog Cusub bixiyay..

DAAWO: Dalal Caan ah oo aqbalay Baasaboorka SOMALIA & Taliye koofi oo xog Cusub bixiyay..

Taliyaha Hay’ada Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Dawlada Soomaaliya Maxamed Aadan (Koofi) ayaa sheegay inay Wadamada Caalamka Kala hadleen sidii Baasaboorka Soomaaliga Loogu tagi lahaa dhamaantood, Wuxuuna sheegay inay kulamo la yeesheen Dawlado badan oo dood qabay, Sidoo kalana waxaa la magacaabay dad Khubaro ah. Taliye Koofi ayaa wuxuu sheegay in la wada qaatay Inuu Baasaboorka […]

SIR CULUS “Dhageyso Wasiirka Howlaha Guud oo cadeeyay” in Itoobiya Iyo Kenya loo Qeybshay Somaliya

SIR CULUS “Dhageyso Wasiirka Howlaha Guud oo cadeeyay” in Itoobiya Iyo Kenya loo Qeybshay Somaliya

Wasiirka Howlaha ee JFS Saalax Sheekh Cusman ayaa sheegay in Madaxweynaha iyo RW Soomaaliya aay galeen qiyaano qaran. Masuulka ayaa ku eedeeyay Madaxeynaha iyo RW Cumar Cabdi Rashiid  in aay Soomaaliya ukala qeybiyeen Itoobiya iyo Kenya. Wasiirka ayaan isku daynay in aan wax ka weydiino wareysigan in uu ogaa marka uu bixinayay iyo in laga […]