Bashiir Raage shiiraar oo Isku Soo Sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya *Daawo*

Bashiir Raage shiiraar oo Isku Soo Sharaxay Xilka Madaxweynaha Soomaaliya *Daawo*

Musharax madaxweyne bashiir raage shiiraar ayaa maanta kulan wada tashi ah la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada….. Kulankaan ayaa ahaa mid hersare loo soo agaasimay islamarlana ee kasoo qeyb galeyn siyaasinta waxgaradka abwaano haween iyo marti sharaf kale kaa oo lugu soo dhaweynaayay musharx bashiir raage ayaa maanta ka dhacay magaalada muqdisho Kulanka ayaa […]

WAR DEG DEG AH : XILDHIBAAN GOODAX OO KA GUULEESTAY MUSHARAX AY WADATAY VILLA SOMALIA IYO RASAAS BADAN OO…

WAR DEG DEG AH : XILDHIBAAN GOODAX OO KA GUULEESTAY MUSHARAX AY WADATAY VILLA SOMALIA IYO RASAAS BADAN OO…

Waxaa goordhaw magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabelle ka dhacday doorasho aad u adkeyd si weyna loo wada sugayay, waxaana doorashadan ku tartamayay labo Musharax oo kasoo jeeda Beesha Xawaadle gaar ahaan jufada Agoon. Xildhibaan Cabdulaahi Goodax Barre oo si weyn mucaarad ugu ahaa dowlada Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa kusoo baxay Doorashada ka dhacday magaalada […]

A murderer in a safe heaven

A murderer in a safe heaven

After the collapse of the revolution regime in the country inter-clan fights has erupted in the country, and afterwards the warlords signed peace agreement to form a central interim government system which were formed in Djibouti and Kenya. This has stopped the inter-clan fighting in the country, but this has given golden opportunity to the […]

Xog Xasaasiya: GACAN KU DHIIGLE GABBAAD

Xog Xasaasiya: GACAN KU DHIIGLE GABBAAD

kadib dhicitaankii dowladii kacaanka oo dalkeena ay ka dhaceen dagaalo sokeeyo oo ugu dambeyntii hogaamiye_yaasha Soomaalidu ay saxiixeen heshiis Dib loogu yagleelayo dowlad dhexe,islamarkaana dalalka Jabuuti iyo Kenya lagu soo dhisay dowlado KMG ah ayaa waxaa meesha ka baxay dagaaladii qabaa’ilka ee ay hogaamiye_yaasha geed fadhiga u ahaayen,hase ahaatee waxaa taasi ay fursad siisay kooxo […]

Maxaad ka taqaanaa qoraha Qaadisiya.com

Maxaad ka taqaanaa qoraha Qaadisiya.com

Cabdi Raxiim Ciisse Cadow wuxuu ka mid ahaan jiray kooxahii isbaarada u ooli jirtay degaanka Sii Sii ee markii dambe la koox noqday hogaamiyahii qaalaaga ahaa ee Saalax Baroonshe,kuna lahaa degaankaas garaashka weyn ee lagu qalo gaadiidka laga dhaco Muqdisho. Cabdi Raxiim Ciisse Cadow oo iminka ah qoraha Website-ka Qaadisiya.comwuxuu Saalax Baroonshe u noqday madaxa […]