Ku saabsan
Machad xirfadeed dawladeed oo hoos yimaada Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee federaalka; wuxuu hore u ahaa Xarunta Tababarka Farsamada Warshadaha, dadka deegaankuna waxay u yaqaanaan Xero Jarmal. Wuxuu dib u bilaabay tababarka kadib hakad dheer, isagoo taageero ka helay mashruuc xirfadeed oo uu maalgeliyay Bangiga Horumarinta Afrika iyo qalab ay bixisay hay'adda TIKA ee Turkiga.