Chelsea: ciyaartoyda, natiijooyinka, taariikhda iyo guulaha | Warar

Koox kubadda cagta · United Kingdom

Chelsea

“The Pensioners” · La aasaasay 1905

Chelsea Football Club waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee…

Wikipedia

Guulaha iyo koobabka

  • 8FA Cup
  • 5Premier League2004, 2005, 2009, 2014, 2016
  • 5EFL Cup1964, 1997, 2004, 2006, 2014
  • 3FA Community Shield
  • 2UEFA Europa League2011, 2018
  • 2UEFA Champions League2011, 2020
  • 2UEFA Cup Winners' Cup1970, 1997
  • 2Football League Second Division

Ciyaartoyda hadda

Natiijooyinka iyo ciyaaraha soo socda

Tirakoobka xilli-ciyaareedka

5Kaalinta / 20 kooxoodPremier League
Ciyaarood
10
Guul
5
Barbaro
1
Khasaare
4
Gool ay dhaliyeen
19
Gool laga dhaliyay
16
Dhibcaha
16

Qaabka KhGBKhG

Isbeddellada kooxda

Weli lama diiwaangelin. Ciyaartoyga ku soo biira ama ka taga kooxda waxaa halkan lagu muujinayaa marka la ogaado.

Xogta: ESPN (kooxda, ciyaartoyda, natiijooyinka, tirakoobka), Wikidata iyo Wikipedia (taariikhda, guulaha; qoraallada Wikipedia waa CC BY-SA). Tifaftirayaasha Warar ayaa sixi kara.