Jaamacadda Golis – Hargeisa, Somaliland | Warar

Jaamacadaha iyo tacliinta sare
Jaamacadaha iyo tacliinta sare

Jaamacadda Golis

Gollis University

Bulsho

Ku saabsan

Jaamacad ay bulshadu leedahay oo 2004 u furantay kulliyad waxbarasho ahaan, 2005-na loo dallacsiiyay heer jaamacadeed. Xarunteeda weyn ee Hargeysa ka sokow, waxay leedahay xarumo ku yaal Berbera, Burco, Ceerigaabo, Laascaanood iyo Buuhoodle.

Barnaamijyada

Maamulka iyo dhaqaalaha; beeraha iyo caafimaadka xoolaha; caafimaadka iyo sayniska caafimaadka; cilmiga bulshada iyo sharciga; kombiyuutarka; injineeriyada; daraasaadka sare

Hay’ado kale oo ku yaal Hargeisa