Ku saabsan
Jaamacad ku takhasustay caafimaadka oo 2000 ka bilaabatay Boosaaso iyadoo ah machad caafimaad, 2003 noqotay kulliyad, 2012-na dowladda Puntland siisay heer jaamacadeed.
University of Health Sciences (UOHS)
Gaar loo leeyahayJaamacad ku takhasustay caafimaadka oo 2000 ka bilaabatay Boosaaso iyadoo ah machad caafimaad, 2003 noqotay kulliyad, 2012-na dowladda Puntland siisay heer jaamacadeed.
Caafimaadka iyo qalliinka, kalkaalinta, umulisnimada, farmashiyaha, shaybaarka caafimaadka, caafimaadka bulshada, cilmiga cuntada iyo nafaqada, raajada