Kismaayo — wararka | Warar

Caasimadda Jubbaland ee xeebta, una dhow afka Webiga Jubba: magaalo deked taariikhi ah oo leh xeebo ciid cad, neecaw badeed iyo Jasiiradaha Bajuunta oo ag yaal.

Xigasho: Hagaha Warar

Sidoo kale loo qoro: KismayoKismayuChisimaio

Wararka Warar 2

2 war oo Ingiriisi ah

Warbaahinta kale iyo mareegaha Soomaaliyeed

  1. CaasimadaJubaland oo ka hor-timid magacaabistii ay shalay sameysay DF SoomaaliyaKismaayo (Caasimada Online) – Dowlad-goboleedka Jubaland ayaa si adag uga horyimid hannaanka loo marayo dhismaha Hay’adda Dakhliga Qaranka, isagoo sheegay in aan lagala tashan, isla markaana uusan waafaqsanayn sharciga…caasimada.net
  2. AllAfrica – SomaliaIngiriisiWHO, Jubaland Discuss Expanding Healthcare Services in Southern Somalia[Shabelle] Kismayo -- The World Health Organization's representative in Somalia, Dr. Humphrey Karamagi, met Jubaland President Ahmed Mohamed Islam, widely known as Ahmed Madobe, in Kismayo to discuss strengthening…allafrica.com
  3. Shabelle MediaJubaland iyo WHO oo xoojinaya iskaashiga lagu ballaarinayo adeegyada caafimaadkaKismaayo – Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe)…shabellemedia.com
  4. WardheerNewsIngiriisiJubaland’s Self-Help Road Initiative: A 120-Kilometre Challenge to Somalia’s Culture of Donor DependencyThe locally funded Kismayo–Afmadow road project offers a powerful example of self-reliance, demonstrating how communities and regional governments can take responsibility for building essential infrastructure rather…wardheernews.com
  5. AllbanaadirMuxuu Axmed Madoobe ku soo arkay furumaha duleedka Kismaayo?Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta booqasho ku tagay deegaannada Miido, Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo uu kormeer ku sameeyay saldhigyada ay ku…allbanaadir.org
  6. Puntland PostJubaland oo isku tashi ku dhisaysa waddada isku xirta Kismaayo iyo AfmadowMadaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta kormeer ku tagay waddada isku xirta Kismaayo iyo Afmadow oo lagupuntlandpost.net
  7. Kaab TVAUSSOM iyo Jubbaland oo Kismaayo kaga wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga+SawirroTaliyaha Ku-xigeenka Qaybta Labaad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Kornayl Daanyeel Musau, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed…kaabtv.com
  8. Kaab TVAxmed Madoobe oo qaabilay wafdi ka socda WFP+SawirroMadaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP) ee Soomaaliya, kaas oo booqasho ku tegay magaalada Kismaayo. Wafdiga…kaabtv.com
  9. CaasimadaArrin hadal-hayn dhalisay oo lagu arkay soo laabashada Axmed Madoobe ee KismaayoKismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo kadib safar muddo qaatay oo uu ku joogay dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta…caasimada.net
  10. Puntland PostAxmed Madoobe oo dib ugu soo laabtay Kismaayo iyo kolonyadii soo dhawaysay oo lagu arkay ambalaasyoMadaxweynaha Jubaland oo muddo safar ugu maqnaa dalka badadiisa, gaar ahaan dalalka Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa maanta dib ugupuntlandpost.net
  11. CaasimadaMaxaa ka jira in A/Madoobe uu xayiraad saaray ku-xigeenkiisa?Kismaayo (Caasimada Online) – Khilaaf xooggan oo u dhexeeya Madaxweynaha Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyo ku-xigeenkiisa Maxamuud Sayid Aadan ayaa la sheegay inuu gaaray heer la isku soo rogo xayiraado…caasimada.net
  12. Kaab TVTaliyaha Ciidanka Kenya ee Bariga oo kormeeray ciidamada AUSSOM ee KismaayoTaliyaha Ciidanka Kenya ee taliska Bariga, Sarreeye Guuto Luka Kutto, ayaa booqasho ku tagay ciidamada Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, kuwaas oo qayb ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta…kaabtv.com

Muuqaal iyo cod

  1. Dalsan TV MuuqaalXarun dhir-beereed oo Kismaayo ku taalla ayaa dhiirrigelinaysa beerista geedaha, kobcinta deegaankaXarun dhir-beereed oo Kismaayo ku taalla ayaa dhiirrigelinaysa beerista geedaha, kobcinta deegaanka iyo la dagaallanka xaalufka dhirta.