Mareykanka — wararka | Warar
Sidoo kale loo qoro: United StatesMaraykankaUSAUS
Wararka Warar 1
Warbaahinta kale iyo mareegaha Soomaaliyeed
- War cusub oo ka soo kordhay baaritaanka lagu hayo Ilhan OmarWargeyska Mareykanka ee The New York Times ayaa daabacay warbixin baaritaan ah oo faahfaahin cusub ka bixisay dadaallada ay hay’adaha federaalka Mareykanka ku hayaan Xildhibaanad Ilhan Omar, kaddib markii la sheegay in…allbanaadir.org
- Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka BaayBaydhaba – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas oo barbar socday duqeymo dhanka cirka ah oo ay…shabellemedia.com
- Kadib guushii Dimoqraadiga, Ilhaan Cumar oo dooneysa in ay dib u soo ceshato…Washington (Caasimada Online) – Xildhibaan Ilhaan Cumar ayaa sheegtay inay jeclaan lahayd inay dib ugu laabato Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka, in ka badan saddex sano kaddib markii…caasimada.net

- Maxaan ka ognahay toogashada ka dhacday magaalada Washington ee Mareykanka?Toogasho ayaa ka dhacday gudaha iyo bannaanka xarun jimicsi oo ku taalla xaafadda Logan Circle ee magaalada. Booliska ayaa xiray waddooyin dhowr ah oo ku yaalla agagaarka goobta. Qofka looga shakisan yahay falka ayaa…bbc.com

- Toogasho dhimasho & dhaawac geysatay oo ka dhacday Washington DCToogasho hubeysan oo ka dhacday xaafadda Logan Circle ee magaalada Washington DC, caasimadda Mareykanka, ayaa sababtay dhimashada hal qof iyo dhaawaca afar kale, halka ninkii weerarka geystay uu isaguna geeriyooday…allbanaadir.org

- Weerar ka dhacay bartamaha Washington DC, oo hal qof ku dhintayBooliska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin hubeysan oo looga shakisan yahay inuu rasaas ku furay dad ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla bartamaha magaalada Washington DC, halkaas oo hal qof uu ku dhintay…horseedmedia.net
- US tried to turn Ilhan Omar’s ex-guard into informant, lawyer saysWashington, United States — US prosecutors offered to help a former member of Ilhan Omar’s security detail avoid deportation if he gave them damaging information about the congresswoman, his lawyer told The New York…caasimada.net

- Sawirro cusub oo dayax-gacmeedku qaaday oo laga helay saldhigyada gantaallada ee Iran iyo baaxadda ay leeyihiinFalanqayn lagu sameeyay sawirrada dayax-gacmeedyada ayaa muujinaysa in Iran ay u muuqato inay dhisme ballaaran ka waddo agagaarka ugu yaraan laba ka mid ah saldhigyadeeda waaweyn ee gantaallada, isla markaana ay…bbc.com

- Ilhan Omar oo ku biiraysa Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka.Xildhibaanad Ilhan Omar oo laga soo doorto gobolka Minnesota ayaa doonaysa inay dib uga mid noqoto Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Wakiillada Mareykanka (House Foreign Affairs Committee), kaddib markii Jamhuuriyiintu…allbanaadir.org

- US Forces Leave Baledogle AirfieldMOGADISHU, SOMALIA – The United States has moved its forces out of Baledogle airfield in Lower Shabelle, the base from which it gathered intelligence, supported airstrikes and trained the Danab commandos for fourteen…thesomalidigest.com

- Somalia: US confirms troop exit from Baledogle airfield over runway repair costsMOGADISHU (Somaliguardian) – The United States has confirmed that its troops have withdrawn from Baledogle Military Airfield in southern Somalia, describing the move as a purely economic decision driven by a…somaliguardian.com
- Safiirka cusub ee Mareykanka oo lagu cadaadinayo inuu ka shaqeeyo aqoonsiga SomalilandWashington (Caasimada Online) – Senator Ted Cruz oo ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa si adag u taageeray aqoonsiga Somaliland, isaga oo maamulka Madaxweyne Donald Trump ku boorriyey inuu qaado tallaabo rasmi…caasimada.net

Muuqaal iyo cod
- Xoghayaha Difaaca Mareykanka, Pete Hegseth oo uu ku qeyliyay askari ilaalo ka hayay Daljirka Dahsoon------------------------------------------------------------------------------------ Halkan uga soo biir TikTok-ga BBC Somali 👉🏽 https://www.tiktok.com/@bbcnewssomali Waxaad sidoo kale nagala socon kartaa baraheena…

- Ramla Ali oo BBC uga warrantay guusheedii horyaalka adduunka iyo waxa xiga mustaqbalkeeda feerka“Soomaalinimadu wax walba ayay ii tahay.” Ramla Ali oo markii ugu horreysay ku guuleysatay labada suun ee horyaalka feerka adduunka ee WBO iyo IBF ayaa BBC Somali uga warrantay guusheedii taariikhiga ahayd, geeridii…

- Deg Deg Sababta Kulanka Xasan Sh & Abiy, Qiyanada Mucaradka, Go'anka MaraykankaKu Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv…

- Siyaasiga miisaanka culus ee Ted Cruz oo mar kale codsaday in la aqoonsado Somaliland.Senetarka caanka ah ee reer Mareykan Ted Cruz ayaa wax ka weydiiyay safiirka Mareykanka ee loo soo magacaabay Soomaaliya aqoonsiga Somaliland…

- Danjiraha cusub ee Mareykanka uso magacaabay Somaliya ayaa su'aalo laga weydiiyay arrinta Somaliland

- Mareykanka oo shaaciyey sababta uu uga baxay BallidoogleWararka, Warbixinaha Siyaasad, Arrimaha Bulshada Iyo Tebinta Tooska Ah Ka Daawo SBC SOMALI TV Degeladiisa Kala Duwan:- ✔Website www.allsbc.com ✔Facebook ✔Youtube ✔Tiktok ✔Telegram ✔Twitter ✔Instagram

- Deg Deg Maraykanka Oo Somalia Ka Guuray, DF Oo Mucaradka La FariisatayKu Soo dhawoow GARAAD TV, Si Aad U hesho Muuqaalo Cusub Fadlan✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like ✔. #WARKA #DEGDEG #WARARKA GARAAD TV Garaadtv Wararka Caalamka Garaadtv Wararka Somalia. Garaadtv Warar Deg Deg Garaadtv…

- Mareykanka Oo Xaqiijiyay In Hal sabab Darteedad Uu Ciidamadiisa Kala Baxay Saldhigga Ballidoogle.Himilo Somali TV is broadcast news events and other information via television. we have different branches one in united State and we use freelansars around the world those we pay their work.

