Muqdisho — wararka | Warar

Caasimadda Soomaaliya iyo magaalada ugu weyn, oo ku taal xeebta Badweynta Hindiya: xaafado qadiim ah, masaajid qarniyo soo jiray, xeebta Liido iyo suuqyo aan weligood seexan.

Xigasho: Hagaha Warar

Sidoo kale loo qoro: MogadishuXamarHamarMogadiscio

Wararka Warar 1

2 war oo Ingiriisi ah

Warbaahinta kale iyo mareegaha Soomaaliyeed

  1. CaasimadaSafiirka Turkiga oo caawa kulan xasaasi ah la yeeshay Sheekh ShariifMuqdisho (Caasimada Online) – Safiirka Turkiga ee Soomaaliya, Amb. Ferhat Alkan ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Madaxweynihii 7-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo haatan kamid ah…caasimada.net
  2. Somali DispatchIngiriisiUN Experts Condemn Removal of Somalia’s Chief Justice and Demand His ReturnMOGADISHU (SD)— United Nations human rights experts have criticised the Somali government for removing Chief Justice Bashe Yusuf Ahmed. They have called for his immediate return to office. In a statement issued […]somalidispatch.com
  3. WardheerNewsIngiriisiBurundi Follows Uganda’s Footsteps as Somalia’s Security Transition Faces a Dangerous TestMOGADISHU (WDN) – Somalia is facing the prospect of another major security setback as Burundi reportedly accelerates plans to withdraw its remaining troops, following Uganda’s decision to begin pulling out forces…wardheernews.com
  4. CaasimadaMas’uuliyiin Soomaaliyeed oo lagu la’yahay Kosovo kadib markii...Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Kosovo ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya ka codsatay inay ka caawiso ogaanshaha halka ay ku sugan yihiin sagaal xubnood oo ka tirsanaa wafdi Soomaali ah, kuwaas oo la sheegay…caasimada.net
  5. Shabelle MediaIngiriisiUN Experts Condemn Removal of Somalia’s Supreme Court Chief, Demand His ReinstatementMOGADISHU — United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somalia’s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed, describing the decision as inconsistent with the…shabellemedia.com
  6. Shabelle MediaKhubarada Qaramada Midoobay oo Sharci-darro ku Tilmaamay Xil-ka-qaadista Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee SoomaaliyaMuqdisho – Khubaro ka tirsan Qaramada Midoobay oo qaabilsan xuquuqda aadanaha iyo madaxbannaanida garsoorka ayaa si adag u cambaareeyay xil-ka-qaadistii Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Baashe Yuusuf…shabellemedia.com
  7. Hiiraan Online (English)IngiriisiTürkiye denies plans to deploy 15,000 troops to Somalia amid security transitionMogadishu (HOL) — Türkiye's Ministry of National Defence has denied reports that it plans to deploy 15,000 troops to Somalia at the request of the federal government, reaffirming its commitment to military training and…hiiraan.com
  8. Hiiraan Online (English)IngiriisiUN experts condemn Somali chief justice’s dismissal, demand reinstatement and withdrawal of troopsMogadishu (HOL) — United Nations human rights experts have condemned the Somali government's dismissal of Chief Justice Baashe Yusuf Ahmed and demanded his reinstatement, accusing President Hassan Sheikh Mohamud's…hiiraan.com
  9. Kaab TVXamza Cabdi Barre oo hadal culus ka jeediyay dowladnimada Soomaaliya: “Dowladdeennu waa been”Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa khudbad uu xalay ka jeediyay munaasabad ka dhacday magaalada Muqdisho ku soo bandhigay hadallo siyaasadeed oo dhaliyay hadal-hayn, kaddib markii uu si…kaabtv.com
  10. Hiiraan OnlineMuqdisho oo markii ugu horreysay martigelisay shir heer goboleed oo looga hadlay ka hortagga colaadahaJimco, November 13, 2026 (HOL) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ku martigelisay magaalada Muqdisho shirkii 18-aad ee Guddiga Xoghayeyaasha Joogtada ah ee Nidaamka Digniinta Hore iyo…hiiraan.com
  11. CaasimadaSawirro: DF oo markii ugu horreysay Muqdisho ku...Muqdisho (Caasimada Online) – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee XFS, Xamza Aadan Xaadow ayaa soo xiray shir laba maalmood socday oo ay yeesheen Guddiga Xoghayeyaasha…caasimada.net

Muuqaal iyo cod

  1. Universal TV MuuqaalBanaanbax loogu soo horjeedo dalalka lagu eedeeyo faragelinta arrimaha Soomaaliya.hacabka Muqdisho oo ka horyimid dalalka lagu eedeeyo faragelinta arrimaha Soomaaliya ka dib banaanbax Xoogan oo ka dhacay Isgoyska Taleex.
  2. SNTV – Somali National TV MuuqaalDareenka shacabka ee caawa qeybta ka ah bannaanbaxa lagu taageerayo amniga caasimadda Muqdisho.Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews…
  3. Somali Cable MuuqaalMaxaa ka socda Caawa Isgooska Taleex oo Shacabkii ugu badnaa ee reer Muqdisho ....Maxaa ka socda Caawa Isgooska Taleex oo Shacabkii ugu badnaa ee reer Muqdisho ay isugu Soo Baxeyn?
  4. SBS Somali - SBS Afsomali PodcastWarka Soomaaliya ee Jimce 13 November 2026Wararkii Soomaaliya ee Muqdisho naga soo gaarey subaxnimadii Jimce 13 November 2026 halkan ka dhegeyso.#sbsaudiopodcast
  5. Horn Cable TV Muuqaal"Qofka Reer Somaliland Ee Xamar Mansab udoonta Waa In aan La Saamixin, Wariye Cige ."Xil Dayib#HORNSAT #HCTV KALA SOCO HCTV KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV WWW.HCTV.TV
  6. Dalsan TV MuuqaalMasuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ahMasuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Banaadir ayaa xarigga ka jaray waddo Interlock ah oo laga hirgeliyay Suuqa labaad ee ugu weyn magaalada Muqdisho.
  7. SNTV – Somali National TV MuuqaalMagaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay xaflad ay ku qalin-jabinayeen arday baratay culuumta ShareecadaKu soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda. Item ID: FCVNSML Author Username: leto #SUBSCRIBE #SNTVNEWS http://sntv.so http://sntvnews.com http://facebook.com/sntvnews…
  8. Somali Cable Muuqaal"Magaalada Muqdisho waxaa ugu horreyn jiray degmada Hodan, laakiin hadda waxaa ugu horreeyo ..."Magaalada Muqdisho waxaa ugu horreyn jiray degmada Hodan, laakiin hadda waxaa ugu horreeyo degmada Yaaqshiid" Gudoomiye kuxigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye Yabooh.

Magacyo la xiriira